Madaxweyne Axmed Madoobe oo laga sagootiyay magaalada Garawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gaba gabeeyay safarkii maalmaha qaatay uu ku joogay magaalada Garawe ee caasimada Puntland. Garoonka diyaaradaha magaalada Garawe waxaa kasii sagootiyay Madaxweynaha Jubbaland iyo xubnaha la socday Madaxweyne Siciid Deni iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka Puntland. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa maamulka iyo shacabka Puntland uga mahad … Continue reading Madaxweyne Axmed Madoobe oo laga sagootiyay magaalada Garawe (Sawirro)